
yarta raadiya - abdirahmaan fiili lyrics
Loading...
yartii maanku rabay
een raadin jirey
waan raagsadoo
ruuxdaa tabtee
ila raadiyaay!
raadkeedii baan
raadcada saqdhexe
ku rafaad mutee
ila raadiyaay!
ma rumaysan karo
raaliya ayaa
rag ka soontayoo
rugihii cilmiga
awdal kaa rabtee
ila raadiyaay!
raasiyo qoraxay
oo roobku helay
armay raska da’ay
reer samaysatoo
raaxada ladaa?
raaskii kalgacal
rugahaa laas*qoray
raad qaboow armay
rucub miirataa
reeraa u yaal
jabuutina ramlee
ila raadiyaay!
run ahaan qardhiyo
boosaasay rabtee
ila raadiyaay
ama raadco badan
rugahaa wajeer
iiga raadiyaay!
erayada : miskiinkan
laxanka: oomaar
codka: suldaankayga
music: henok
Random Song Lyrics :
- mister memory - the comsat angels lyrics
- adresa sreće - sneki lyrics
- dattebayo - dynastic lyrics
- jestem artystą (2023) - emkatus lyrics
- brake lights (live) - jaq lyrics
- sour face - joiye lyrics
- whiz (remixed by dj arotlagneb) - ogiishi akira lyrics
- let u go - ge24ld lyrics
- jamal vs ohio resident dcorerapbattles - dcorerapbattles lyrics
- she wore a green garfield sweater - kacie free lyrics