lirikcinta.com
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

qays iyo layla - faadumo qaasim & sharero band lyrics

Loading...

qandadii jacaylkaaga, qalbigayga ku a boornay
qandadii jacaylkaaga, qalbigayga ku a boornay
qosolkayga adaa ka hayaa
qalayl iyo luul iga qeemawayne

qays iyo layla kalow noqona
qaadir illaahii kuu tuugayay
ma quusan

qatar waayoo wixii qabtay
adigaa iga qaadi kara
qatar waayoo wixii qabtay
adigaa iga qaadi kara
ma quman miyaa, wixii qiimo na haya
waa laga qayliya

qays iyo layla kalow noqona
qaadir illaahii kuu tuugayay
ma quusan

qosolkaagan iyo qaabkaagan, qunyar aan ku qafiifaye
qarqar iyo qaboowgaani
qofkee iga qaadi kara tahayay

qays iyo layla kalow noqona
qaadir illaahii kuu tuugayay
ma quusan

Random Song Lyrics :

Popular

Loading...