saaxiib - khadar keyow lyrics
adam on the beat
saxiib ujeedaddaa, arragtida wadaagtaan
guul kula agaasimaa, abid waa la dhowrtaa
guul kula agaasimaa, abid waa la dhowrtaa aa
saxiib ujeedaddaa, arragtida wadaagtaan
guul kula agaasima, abid waa la dhowrtaa
guul kula agaasima, abid waa la dhowrtaa aa
afka addigo’oon furin, saaxiib aqriyi karaa
uurkiyo sarbeebahaa, siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa
siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa
afka addigo’oon furin, saaxiib aqriyi karaa
uurkiyo sarbeebahaa, siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa
siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa
saaxiib, anfici karaa
aayaha danbi iyoo
arrin kula tusmeen kara
fikir kula asteen kara
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa aaa
saaxiib aan eygaayn, wax kusoo idlaan kara
farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii
haa, farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii
saaxiib aan eygaayn, wax kusoo idlaan kara
farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii
haa, farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii ii
saaxiib ku laab ogol, qalad kaaga aamusin
arxan kuu difaac galaa, aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa
aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa
saaxiib ku laab ogol, qalad kaaga aamusin
arxan kuu difaac galaa, aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa aaa
aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa aaa
saaxiib, anfici karaa
aayaha danbi iyoo
arrin kula tusmeen kara
fikir kula asteen kara
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa aaa
saaxiib, anfici karaa
aayaha danbi iyoo
arrin kula tusmeen kara
fikir kula asteen kara
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa
is ogtiin, is eegtaan
isna aaminteen baa
ifka loo jeclaadaa aaa
Random Song Lyrics :
- frantic sex - lil x21 lyrics
- nineteeneightyex - swaine lyrics
- me vs me - oscar hobden lyrics
- meteorite - leon faun lyrics
- half of you - rob eberle lyrics
- la dolly vita - memory driven lyrics
- bijeli bagremi - grupa cod lyrics
- let's go - benhurzz lyrics
- you talk way too much - adé (chanteuse) lyrics
- mashle rap song | bling-bang-bang-born - gameboyjones lyrics