nagma - king khalid lyrics
Loading...
naf jacayl haayaa ma hargashoo
hurdo way nacdaa ma hiigsatee
naxli baa heloo naanaabiyee
nasrigeeda doon haba nurtee
nidar baa galow adaa nagmaay
nagmaay nagmaay nolashaydiyee adaa nagmaay
ku naawaliyoow kugu nastee
nastee nastee nolashaydiyee kugu nastee
naruur caashaqee neecaaw dadaa
naso deeq adaa nacabkeena siiyee
naf jacayl haayo??
mise waydoow ku naawil baa
niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan
adigaa u nimco ahee naxriista siiy nurkeeygiyee
nidar baa galow adaa nagmaay
nagmaay nagmaay nolashaydiyee adaa nagmaay
ku naawaliyoow kugu nastee
nastee nastee nolashaydiyee kugu nastee
naruur caashaqee neecaaw dadaa
naso deeq adaa nacabkeena siiyee
Random Song Lyrics :
- останусь навсегда (ostanus navseqda) - roof is mine lyrics
- wake me up when it's over - riding the low lyrics
- breaking news - kolby cooper lyrics
- no hickey - yng ramzzy lyrics
- dead man talking - habxrym lyrics
- wypierdalać (pełne płuca) - yung adisz lyrics
- untitled track - bato (rus) lyrics
- tokyo manji gang - miraie lyrics
- returning from the chambers of gehenna - isvara lyrics
- backdoor - miro belzil lyrics