
dhulka soco in kugu filan (feat. bk) - maxamed bk feat. bk lyrics
dunidani dhamaadkiyo
gabal dhacay istaagtaye
dhidibkay ku joogtiyo
xarku galaxy dhigteedii
dheeli bay ku curatoo
markaad dhinac ka awdaba
dhankalaa banaanoo
qab yaday la dhalatayee
qofkaad wax dheer tahay
waxa jira inkaa dhiman oo
loo dhamays tiray
laba dhagax hadaad tahay
nin dhexdoodka soon baxay
raga nimada dheerada
ruux ku dhaaf sanbaa jira
ha is odhan ninmuu dhalan
ruux kuu dhigmoo
dhulka waxa kugu la nool
nin hortaa adoon dhalan
dhibka dunida soon maray
maalmaha dhanaaniyo
waqtiyada is dhalan roga
casharkooda. soon dhamay
marna dhamac ku joogsaday
marna dabin na loo dhig-y
marna dhaxan dabayshaday
nin dharaara soon jiray
ways arag dhamays tiran
dhulka. meelo farabadan
cagihiisa soo dhig-y
ha ku noqon dhalaankii
walid kii dhalmada baray
ha udhigin talaabada
sidii anad dhimanayn
dharaa raha cirkuu da, o
hadii dhiilka buuxiyo
dharaguun la gamatahay
waxa dhaadaysaan jirin
waa dhaliilo badatee
dhulka soco in kugu filan
Random Song Lyrics :
- ego - jar francisco (ft. x.mber) lyrics
- want me now - poisson bleu lyrics
- goatee - bonzodoge & big ant dog lyrics
- başka biri - devin dereli lyrics
- underworld - anticulture lyrics
- force of will - free throw lyrics
- the bells of st. sebastian - maury yeston lyrics
- not supposed to know each other - taylor edwards lyrics
- kaine carter - half assin' to sky city lyrics
- dumb ladke - frappe ash lyrics