
isii nafta (love you more than my life) - nimco happy lyrics
[verse 1]
isii naftaan arkooday
arko oo damacaa eryaaya
uur*ba jaceel aan huraynee
ha aadin dheh meel kaleeto
isii naftaan arkooday
arko oo damacaa eryaaya
uur*ba jaceel aan huraynee
ha aadin dheh meel kaleeto
[verse 2]
jaceylka ku aamin laabta
qalbiga ku abuur dareenka
ubaxa aan beeray maanta
ha aasine adigu muuji
jaceylka ku aamin laabta
qalbiga ku abuur dareenka
ubaxa aan beeray maanta
ha aasine adigu muuji
[chorus]
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
[verse 3]
adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
amaan tiriyoo ku heeso
abaal [?] haay
adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
amaan tiriyoo ku heeso
abaal [?] haay
[verse 4]
hogaan arimadu ku raagtay
indhahaan kaligaa ku fiirsha
naftayda u ooman agtaada
la taag aqal yee ildhoobin
hogaan arimadu ku raagtay
indhahaan kaligaa ku fiirsha
naftayda u ooman agtaada
la taag aqal yee ildhoobin
[chorus]
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
[chorus]
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
[chorus]
ogsoonow inan kujeclahay
and i love you morе than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
ogsoonow inan kujeclahay
and i lovе you more than my life
an aheebak ya habiibi
nakupenda mimi sana
waa u jeedada caashaqayga
Random Song Lyrics :
- laster der zeit - leram lyrics
- what are we gonna do - jcksn ave. lyrics
- sieben sachen - veto63 lyrics
- holding on the edge - wyclef jean lyrics
- hanna-barbera - isaiah g lyrics
- wake & bake then trip - a-game lyrics
- budded roses - woody guthrie lyrics
- my generation - the changcuters lyrics
- life matters - wyclef jean lyrics
- long live steelo - clyde cyrus lyrics