
waa sax - sony music somalia lyrics
Loading...
waa sax qalbigaad
sidataa sax sax sax
waa sax wadnahad
suran tahay waa sax
sinaba kaagama
hari karo waa sax
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax (x2)
waa sax ax anigaba
ah kax aa markaan
ku arkay wax waxan
noqday wax kale (x2)
waa sax markaan
ku arkaan noqdaan
fax fax inaan ku
shumiyaan rabaa
shax shax cadow
geena nolosheena
kanax naga dhax
bax (x2)
waa sax qalbigaad
sidataa sax sax sax
waa sax wadnahad
suran tahay waa sax
sinaba kaagama
hari karo waa sax
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax (x2)
saldhigaan jacelkeni
sax ka dhig*y kalsoni
wuu isaaciday calaf (x2)
waa sax qalbigaad
sidataa sax sax sax
waa sax wadnahad
suran tahay waa sax
sinaba kaagama
hari karo waa sax
sax iyo qalad waan
ku jeclahay sax sax (x2)
Random Song Lyrics :
- gains - 888goofy lyrics
- purple lasers - sybyr lyrics
- no te pude olvidar* - feid lyrics
- salto malto - кисло-сладкий & bonah lyrics
- passando o rodo - edinaldo silva lyrics
- the stars - the orange apples. lyrics
- the lights - gottz lyrics
- era como ver el sol - nico tallac lyrics
- 100年ビール (100 year beer) - kavka shishido lyrics
- columbine drive - nele worldwide lyrics