lirikcinta.com
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu hab i sii – abdirahman fiili

Loading...

adigaba hortaa
ma haasaawi jirin
haweenkana adaan
hadal kugu bartoo
waxaad tahay hormuud

jacayl heerkan leeg
intaan jiray ma helin
hibashada kal*gacal
naftaad ii hurtoo
ma hilmaami karo

hufaneey kartida
hanka kugu jiraa
l hogaamiyoo
hawl kar iga dhigee
l hareero joog

waxaad tahay halyey
ubad loo hayiyo
hanad geesiyoo
hadhac lala gam’ee
hab i sii macaan

hanaan iyo hub qaad
heegaad ileyn
hablo dheer tohoo
ruuxa kula hadlaa
ma hamaahsadee

haybad qurux kabtiyo
hibaduu ileyn
raggu kaaga hadhay
ii hees in badan
ruuxa kula hurdaa
hore uma kacee

erayadda : cabdiraxman fiili

laxanka nabiil buulle

music : dhammeeye

codadka: ayaanna iyo asad faqdiid

lirik lagu lainnya :

YANG LAGI NGE-TRENDS...

Loading...