lirikcinta.com
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu millionaire (jawi dagan) – ahmed m. shey

Loading...

#instrumental
#intro
m shey
king is king
kaffi ak is back
uu la la la la la la laah
#instrumental

#chorus
wixii hore inaan iloowaa rawaa
jawi dagan inaan galaa rabaa
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa
sida haadkana u duulaa rawaa
wixii hore inaan iloowaa rawaa
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa

#verse
kuwa igu lunsan runta maad u sheegtaan
gadaasheeday ka hadlaan xanta maba daayaan
sawirkeega soo qaataan ana wee igu faanaan (yea yea yea ana we igu faanaan)
xishood maya qaanaan hadal maba daayaan
mic ka markaa qabsado madaxa idin ka galaa
murugaa idin shidaa waa idin kala diraa mid haada, mid kufa, mid dhacaan, idin ka dhiga
#chorus
wixii hore inaan iloowaa rawaa
jawi dagan inaan galaa rabaa
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa
sida haadkana u duulaa rawaa
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (tusaarawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa (rawaa)

#verse
waxa dhacay ma maqashay (sheekadaas k*ma jiri)
hebel saanuu dhahaaye (sheekadaas k*ma jiri)
hee adaa lagaa hadlaaye (sheekadaas k*ma jiri)
damiir ma lihid miyaa (sheekadaas k*ma jiri)
lama yaawi hadalkooda, laamiya daan ku arkaa
lawo lawee u socdaan, lug gooyee ka taliyaan
usha maad ii keentaan, edebta anaa baraa
ilmo aabahood ka weyn, caasi waaye maqli jiray
kama helo kulankooda, call kalaa ku jiraa
cash baa ka wataa
kalinimaa ku heestaa
dhinac dhinac u socdaa
mid ooyaa, ka qosol siiyaa
xusuus baan galiyaa!
waa ka waalaa!
#chorus
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (tusaa rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa (rawaa)
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (tusaa rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa

#bridge
u duulaa rawaa! (aaa)
u duulaa rawaa!
u duulaa rawaa!
sida haadkii u duulaa rawaa!
u duulaa rawaa!
u duulaa rawaa!
u duulaa rawaa!
sida haadkii u duulaa rawaa

#hook
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa (rawaa)
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (galaa rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa (rawaa)
#chorus
wixii hore inaan iloowaa rawaa (iloowaa rawaa)
jawi dagan inaan galaa rabaa (rawaa)
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa (rawaa)
sida haadkana u duulaa rawaa (rawaa)
wixii hore inaan iloowaa rawaa
jawi dagan inaan galaa rawaa
nolosheeda cusub dunida tusaa rawaa
sida haadkana u duulaa rawaa

lirik lagu lainnya :

YANG LAGI NGE-TRENDS...

Loading...