lirik lagu sheeko iyo shaah – doni b
sheekoy dadkoo dhan jecel beesoy
maalin alle keeno sheeno
qof walbaa jecel inuu kaarteeyo
kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
geedaha nabada haloo beero
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
geedaha nabada haloo beero
shekadaan dheer soo gaabi
hadalada dhaadheer soo gaabi
muhiimada dhabta ah soo jeedi
arimahaan dhaadheer soo xali
baadi maqan soo naadi
kadib sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah cadees ah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah bigaas ah
ebbe wax ka sareeyo saasa maleh (haye)
wax kale xooga saasa maleh (haye)
umada qaar saan saasa maleh (haye)
hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)
umada qaar saan saasa maleh (haye)
hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)
shekadaan dheer soo gaabi
hadalada dhaadheer soo gaabi
muhiimada dhabta ah soo jeedi
arimahaan dhaadheer soo xali
baadi maqan soo naadi
kadib sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah cadees ah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah bigaas ah
sheekoy dadkoo dhan jecel beesoy
maalin alle keeno sheeno
qof walbaa jecel inuu kaarteeyo
kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
geedaha nabada haloo beero
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
geedaha nabada haloo beero
shekadaan dheer soo gaabi
hadalada dhaadheer soo gaabi
muhiimada dhabta ah soo jeedi
arimahaan dhaadheer soo xali
baadi maqan soo naadi
kadib sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah cadees ah
sheeko iyo shaah
sheeko iyo shaah bigaas ah
lirik lagu lainnya :
- kumpulan lirik lagu heroine diaries › lirik lagu carelessness causes fire – heroine diaries
- kumpulan lirik lagu babywock › lirik lagu break me – babywock
- kumpulan lirik lagu larry leonard › lirik lagu i spoke with cupid in a dream (he was kind of a douchebag) – larry leonard
- kumpulan lirik lagu jen blu › lirik lagu bloom – jen blu
- kumpulan lirik lagu nihil x yan dusk › lirik lagu istočna evropa – nihil x yan dusk
- kumpulan lirik lagu josh sellers › lirik lagu found you – josh sellers
- kumpulan lirik lagu nadia holt › lirik lagu up late – nadia holt
- kumpulan lirik lagu jona chico sospechas › lirik lagu haciendo lo haram – jona & chico sospechas
- kumpulan lirik lagu crc mj › lirik lagu bounce on dat – crc mj
- kumpulan lirik lagu sitd › lirik lagu zenit – sitd