lirikcinta.com
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu shalay iyo maanta – sharma boy

Loading...

heh heeh
isa soo adkeey waraa
wazaa
mayee huu

shaley waxaan joog*y meel maantana meel
uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel
dadka kuli haka wada sugin jaceel
waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel
doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel
noloasha haku dhameenin dheel dheel
waa inaad fikirtaa maalin iyo leel
jabkaage ku farxayaan
markaa legend tahay wee kaa naxayaan
qasab bee ku tahay waxee sameenyayaan
markaa u baahato wee ku xumeenayaa
somali baan ahay (yow)
saaxiib bahdil waan iskala weenahay
fanskeega waxaan dhahay waan isku leenahay
ilmo cuquboh
adoo kale waa kubaa isku huboh
waxaa tahay fadlan lacag ku shuboh
ayee ku tuboh
wajiga duuboh
naayaa dhuuboh
waan dilaayaa car yaa duugo
meedkiisa ku fugaa curuboo (gow)
isdaji mandhoow
waa kan ranbow
magaalka bandow
magafe danbow
geedi shaambow
macafiyo canbow
ma cuno hamboow
yaamboow
hehee
isdaji meedka ma sawo (waraa)
hada magaalka ka naso (aahey)
ani caruurta ma dhiso (boolo)
waa la fahmaa si kastoo u labisato
isdaji meedka ma sawo (waraa)
hada magaalka ka naso boolo (aahey)
ani caruurta ma dhiso (aahey)
waa la fahmaa si kastoo u labisato

shalay galab waxaa joogtay gadaashey
yaa kaa soo waalay walashey
iishida xabaani
jawiga marxabaani
walalkeyga taani
kulahaa wallahi kan waa mucjiso rabaani
you know am different
been k*ma faanii
sharma ka sharma
maya caruurta waanii
jawiga ka jawi
hada muran uma baahni
waxbo uma jeedo (hee)
waxee iga dharjiyeen geedo geedo (awoo)
kaalay bajaqey ha buqine feedo (saas waay)
luk*maa body muruq iyo seedo (ehe)
waqtigaaga ha lumin
saxibadaa xun marna hala kulmin
sax iyo qaladna ha ku murmin
xaasid baa jira iska dhigo mu’min
qosol beena weeye ha ku qaldoomin
marba guriyaa muqdisho ka seexataa (haa)
biilkaaga anaga naga saxataa (aa)
ceeb ma aha waa shaqeesataa
laakiin maantey ku heesataa
balse waa inaad dirac soo gashataa
big mama dhexdana ma xirataa
she is qatar taalagadee gadaa
haye maantana maxaa noo wadaa
hadee baratay xashiishkaba daa ba daa
waa maskiin sharma karbaash ka daa
n*gga wuxuu dhahay caruurtaan igu daa
raapkana waxaa qorayaa anoo hurda
hadaan soo koco suuqa amuu gubtaa
ka qabo cunuga miruhuu ku duubtaa
sinta kuuma qaato maarta lugtaa
real waryaa lama rabo bugtaa
gobta gobga gobtaa hee gobtaa
ubaneeya waa kana libaaxa goobtaa
isku xishoo (hee)
waa aniga xidiga muqdisho (woo)
waxaan ku tusaa
mhh haa mhh aa inaa kaa keeno
furmaha qaar doqon lama fiirshoo
ituug marka hore kadib wajiga badalo
adaa iga tuugi jiray shalay talo
mana cafiyo midka afka ila galo
madfaceega kuu ku dhaco walee ma dhalo
balan weeye inaan madaxa idin ka galo (ahaa)
ciida hoos galo calankeega cirka lulo
gacmaha isku laab (haye)
cag mawa cuno ila dheel fara laab
isku noqo my nigha adilee isla yaab (ehehehee)
waji xuux waaxid
shaley waxaan joog*y meel maantana meel
uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel
dadka kuli haka wada sugin jaceel
waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel
doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel
noloasha haku dhameenin dheel dheel (aha caga dhigo)
waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (caga dhigo bro caga dhigo)

isiiya leertaa
kuligood isku keena caruurta
ima gaartaan soo guurguurtaa
ciil dartii qaniin faruurtaa
xamar waan ku koray saxiib maya moortaa (haa)
adoo shidinaa shiday ani hortaa
meeshaan joogana maantana ma aragtaa
ma heelisidee waa rabtaa
noocagana waxaan ugu wacaa fartaa
nacalka man aqanaa adhiga iyo habartaa
baarta baarta wiilka qabato vartaa
maxaa kugu dhacay yareey inkaartaa
ha is liidin adi iyo tabartaa
kan anuu hoostey ka qaraabtaa
miyaad hadashaa mise waad raaptaa (hey)
wuxu futo jilcanaa (ehe)

celsha ilmahaan waa fara xumeenaa
balan waaye raapkaan idin xumeenaa
iska dhaaf saan iyo waa u maleenaa
socdaal idin ka fiican
cuz wuu haleenaa wuu qaboojinaa
marna waa kululeenaa
africa saaxiib 1 ka galeenaa
dadka qaarkoo waan bahdilnaa (mhh)
waa ku diginaa (haye)
waa burinaa (ay)
magaalada anagaa gilgilnaa
waa daminaa
waa shidnaa
af soomalina waan heenaa
gabdhahaan maan u daaheenaa
filin cabsi lee u daareenaa (ay)
mood baa ku jiraa ha i qasin
waa fahmaa waxbo ha u labisin
ciyaal weedo ha igu soo dhisin (еhee)
ilmahaan cesho yaanan kaa sawin (hehehе)
waraa adiga joog maa kaawa la ahay
bro caan waa tahaye caadi iska dhig ok
hadii kale meedka baxsaday kaa dhigaa
xabag camal waa ku guraa
waa ku soo gura geedaa kaa soo guraa
waraa boqol sano kadib kasoo fikir karbaashka
kadib anoo tahay yow
familkiina dhan iskugu taga
soo jawaaba

lirik lagu lainnya :

YANG LAGI NGE-TRENDS...

Loading...