lirikcinta.com
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu aar libaax – sony music somalia

Loading...

#intro
jeazy boy bbe
boqorka boqortooyada
dj buule dadass
storm cold k!ller
this is karbaasha hee
oo ka daran flash (ahahaa)
skoo
jeezy maker on the beat

#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal (asal)
reer xamarka
bixiya amarka
skee

#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal
reer xamarka
bixiya amarka
skee
#verse1
waxaa ku galiyay
jawi ah argagax
amarka bixiyay
wuxuu ahaa
qabta garaac
this is only waa hordhac
waxaa tijaabe
hal madfac taasina
waxee kugu noqotay
maroor dilaac
hore gadaal
ogadaa waxaa
u yeelaye dildilaac
waxa kugu furan
waa walaac
waxaad u jeedana
waa hilaac
ma ahan dee
ciyaar ciyaar
waryaa bajaq bajaq
adaa dalbaday madfacaane
ha ilmeenin
is adkee n*gga
ha jareenin
this is why today
waxaa tahay dee dhibane
dulmane
waxaa wataa waa qeelodhaan
ani waxaan sugaa only
(ani waxaan sugaa only)
wa adaan
waxaa ku feentay maalin cad
ka keenay war cad
taasina
adaa ka ah marqaati
skee
#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal (asal)
reer xamarka
bixiya amarka
skee

#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal
reer xamarka
bixiya amarka
skee

#verse2
malli n*ggas waxee kuu
wadaan qabriga
jooji jooji shig shiga
bilada ii saar gacanta
anaa kala soo dhex
baxay dee holaca
markale madfaca karbaash
kaaga dhigaa dharka
xisaabta buuxso
waxaa ku sugaa waa gorilla
waxaa soo doonatay halista
you want my b*lls
you want test it
gacanta hoorso
aan ku saaro sidii canabka
then waxaa kaa jaraa carabka
kaa xiiraa madaxa
waa balan inaan la arkin araga
oo aan tiro magaca
kugu dhiibo riyada
qarow qarow
waryaa wadow
tabartiyaaba wadaa muran
dadka ma ogo miyaa
inaa tahay dee fajiisto
laweeb ah
ceshen karin dhererka
dhererkaa
ahahaa
#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal (asal)
reer xamarka
bixiya amarka
skee

#chorus
geesiga guusha
ka guuxa geeska
libaaxa aarka asal
reer xamarka
bixiya amarka
skee

#outro
dj buule on the line my brother
badass
9le on the roof
n*gga this sh*t
this sh*t on your head neh
aan arko
meeshaa gasho bal
ahahaa

lirik lagu lainnya :

YANG LAGI NGE-TRENDS...

Loading...