lirik lagu abeeso i’m back – sony music somalia
sharma boy
somali boy
cadceed on the beat
xaguu marayaa
horta nacasku
muxuu tarayaa
dhalinteenu ba
qabiil barayaa
hadaan qabano
wuu cara raayaa
markee taagan
tahay dhabtaan
i’m captain
kama helo kaftan
eega u tuura lafta
anaa furay gartaan (gartaan)
waxaan ku xiray bartaan (woo)
cuz ma helin qof
ila galo tartan
i’m back
la iga yaab
stand up
buuga laab
waan lasoo
laabtay hip hip
cuz i’m up
allow shartooda
naga xijaab
waxaad iga mudan
tihiin ciqaab
maangaab inaan
tahay nahaab
waxaan ku arkay map (map)
bari bari
am xamari
kor is mari
wajigaaga qari
ama i bari
mar horaa
ku iri waad iga hari
lakiin waxaan igu
noqotay ari
jaanis raadis
waxee ku heesaa faalis
cuz waxaan saaray
cadaadis
mawa jecli
is dabaalis
naagee waxaad
ku roontahay naadis
waryaa hooy (hooy)
gooy (gooy)
sharma waa kanee (zooy)
dheh eedoy
qandha i heesi
maro ii qooy
ninku ma qacaa
sharma boy
ma aha facaa
warbal arka saca (aa)
adi iyo walashaa isoo waca
muqaaga malaha xad
hagalin bad
cuz waxaan heestaa dad
waa hadal cad
waxaa ku wado waa wad
yee kugu dhicin yad (yad)
madaxweenahegu
waa dani
dadkeeguna waa qani
am funny kama
walwalo money
(dani)
i’m black
k*ma heeso
af qalad
waligeen ma
reebin raad
yaan ku cunin
sidii jaad
k*ma soo korin canaad
ka igama qaadon baad
cuz i’m haad
xaguu marayaa
horta nacasku
muxuu tarayaa
dhakinteenu ba
qabiil barayaa
hadaan qabano
wuu cara raayaa
markee taagan
tahay dhabtaan
i’m captain
kama helo kaftan
eega u tuura lafta
anaa furay gartaan (gartaan)
waxaan ku xiray bartaan (woo)
cuz ma helin qof
ila galo tartan
ha iloobin
waad inaad i dhahdaa
keep going
ha i goobin
yurubaa jooga
maalmooyin
murti anaa qoray
maansooyin (aa)
yaad i mooda
maandhooyin
k*ma mashaquulo
maamooyin
ciyaalo bosaso
waxee dhaheen
kaasi waa najaaso
maraxa ha lagu
dilo maarso
waxaa ka laalaado naaso
ma adaa ani
ii qoray heeso
lo’daba wee leedahay geeso
waryaa jeeso
abeeso
adee kuu roontahe daneeso
hada xanaaq
soo dheh faaq
naagtaa fur ee dalaaq
is walaaq
dhexda xiroo
kaaky dhulka xaaq
dameer ka yaro
cooska daaq
xaguu marayaa
horta nacasku
muxuu tarayaa
dhalinteenu ba
qabiil barayaa
hadaan qabano
wuu cara raayaa
markee taagan
tahay dhabtaan
i’m captain
kama helo kaftan
eega u tuura lafta
anaa furay gartaan (gartaan)
waxaan ku xiray bartaan (woo)
cuz ma helin qof
ila galo tartan
soo soco
dadkagan horay u waco
lirik lagu lainnya :
- kumpulan lirik lagu josiah and the bonnevilles › lirik lagu any time or place – josiah and the bonnevilles
- kumpulan lirik lagu tiwi8 › lirik lagu face & dress – tiwi8
- kumpulan lirik lagu solace zeta › lirik lagu you can’t destroy me – solace zeta
- kumpulan lirik lagu laurie darmon › lirik lagu stéphane et stéphanie – laurie darmon
- kumpulan lirik lagu melody lanzieri › lirik lagu only a passenger – melody lanzieri
- kumpulan lirik lagu kah narko › lirik lagu sex dengi narkotiki (speed up) – ka$h narko
- kumpulan lirik lagu squirrel flower › lirik lagu finally rain – squirrel flower
- kumpulan lirik lagu шестой этаж shestoy etazh › lirik lagu не беру трубу (ne beru trubu) – шестой этаж (shestoy etazh)
- kumpulan lirik lagu marco falco › lirik lagu lalala (alors on danse remix) – marco falco
- kumpulan lirik lagu imboring › lirik lagu basic – imboring