lirik lagu wariif – whizbi
wareerka waqtigaa keenay
nin weeyn
prr prrr prrr
willka waa whiz usoo biis
n*gga ha i moodin jiiz
k*ma jiro kiis
xamar weyne ilaa abdiaziiz
ka daa xamar like xamaamalin
alla hanuuniyo umadiis
meshaan logama bahno wariif
n*gga ha iskaga key dhigin xariif
waxaa kaa dayana waa diif
waxaad ku fiican tahay wa jiif
hadaad soo kacdano n*gga wa liif
(waa liif waa liif)
waad wareerte
waad wareegtee
anaad ii timid
kursi qaado
soo fariiso
casharna qaado
gacanta keen
ulna qaado
edebna yeelo
filimkeega waa jug
kaaga waa bug
waxaan ahay rasta
kuna daydo elman ali
(alla yaa raxma)
waxaad doonto iga sheeg
waligaa i gaarismeesid
magacaagu waa mas
marna waa lax
helw maraxow musigeega wa mise
waxaad dheesha darbi saar
waxaad tahay isa saar
hey qowsar musigan o kale so saar
anoo kale isa soo saar
hadii kale bax
kawaanka isa saar
(awuuuh awuuuh)
willka waa whiz usoo biis
n*gga ha i moodin jiiz
k*ma jiro kiis
xamar weyne ilaa abdiaziiz
ka daa xamar like xamaamalin
alla hanuuniyo umadiis
meshaan logama bahno wariif
n*gga ha iskaga key dhigin xariif
waxaa kaa dayana waa diif
waxaad ku fiican tahay wa jiif
hadaad soo kacdano n*gga wa liif
(waa liif waa liif)
waxaan ahay birta
birta qaaday ee goosay
laqmiye (ahaa) lalmiye
libaaxa leerta jiifo looliye
leeliye
ma sameeseen (haa)
ma habeeseen (haa)
ma diyaariseen (haa)
ma ka dhisteen (haa)
ma dhameeseen (haa)
baraf waaye nin weyn u banee
baraf waaye nin weyn u banee
too much girls too much stress
i got style too many face
bro nice my chess too many fresh
bro nice my chess
dj buule mawa gaadhidee
hassan kafi mawa gaadhidee
(hahaa)
willka waa whiz usoo biis
n*gga ha i moodin jiiz
k*ma jiro kiis
xamar weyne ilaa abdiaziiz
ka daa xamar like xamaamalin
alla hanuuniyo umadiis
meshaan logama bahno wariif
n*gga ha iskaga key dhigin xariif
waxaa kaa dayana waa diif
waxaad ku fiican tahay wa jiif
hadaad soo kacdano n*gga wa liif
(waa liif wa liif)
lirik lagu lainnya :
- kumpulan lirik lagu caleb landry jones › lirik lagu croc killers 2 – caleb landry jones
- kumpulan lirik lagu sarah gross › lirik lagu morningside – sarah gross
- kumpulan lirik lagu simo soo › lirik lagu the trumpet’s awful sound – simo soo
- kumpulan lirik lagu addison grace › lirik lagu out of touch – addison grace
- kumpulan lirik lagu srs › lirik lagu void – srs
- kumpulan lirik lagu rauw alejandro › lirik lagu qué rico ch**gamos – rauw alejandro
- kumpulan lirik lagu crxssskull › lirik lagu батыр 2 – crxssskull
- kumpulan lirik lagu kaizen le khan › lirik lagu balkanisation totale – kaizen le khan
- kumpulan lirik lagu saturne › lirik lagu saved me. – saturne
- kumpulan lirik lagu 9biuu › lirik lagu mes yeux, ils saignent… – 9biuu